News » Tacsi/Hambalyo
Caaqil Cumar X. Maxamud Goolle Oo Ku Geeriyooday Laascaanood-
inaa lilaahi wa inaa iIeyhi raajicuun
Waxaa maanta Magaalada Laascanood ku geeriyooday Caaqil Cumar Xaaji Maxamuud Goolle oo ka mid ahaa caaqilada taariikhda dheer ku leh gobolada SSC iyo guud ahaanba Soomaaliya, Wuxuuna ahaa Chief caaqil ilaa iyo 1957kii..
Read more : Comments() : May 28, 2010
Inaa Lilaahu Waa Inaa Ilaahi Raajucuun
Inaa Lilaahu Waa inaa ilaahi Raajucuun Kulu nafsu daaqatul mood. Waxaa xalay saqdii dhexe ee abaara 3dii ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Sheikh Cabdirashiid Adan Xoogsade magaalada laascaanood. Sheikh Cabdirashiid wuxuu ka mid ahaa Culimada waaweyn ee masjid Jaamaca laascaanood.
Read more : Comments() : Dec 12, 2009
Inaa lilaahu waa inaa ilayhi raajucuun
Inaa lilaahu waa inaa ilayhu raajucuun.geeridu waa xaq qofkastana waxaa sugaysa dhimasho. Hadaanunahay bahda Dhanbaal News waxaani Tacsi tiiranyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii u ka geeriyooday Marxuum Ahmed Xaaji Mohamuud Seefle oo xalay ku geeriyooday Magaalada Minneapolis ee cariga Maraykanka.
Waxaanuna Marxuumka ilaahay uga baryeynaa inuu janada fardowsa ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.
Read more : Comments() : Sep 26, 2009


Waraysi dheer oo dhinacyo baadan taabana oouu bixiyey Garaad Abshir Salaax







