News » Fikrado
MAQAAL: "Buurawadal, Buuhoodle ILaa Bali Cad " Halgamaa ( Eng: Maxamuud Caydiid Dirir) Dhowaana Ka Soo Noqday Jiida hore ee Ciidamada aaga Nungaasha ee Dalyare
Markii ay gebo gebo noqdeen shirarkii buuro wadal layskuna raacay magacaabida 21 khusuusi ah waxaa beelaha loo diray in ay keenaan xubnahaas lana dhaariyo, way
Read more : Comments() : Aug 05, 2010
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub Sh Maxamed Idirs Qeybtii Koowaad.
London:-Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.
Read more : Comments() : Jul 27, 2010
DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA ? Shiikh Maxamed Idirs
London Julay 25 2010 :-Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Kor kiisa ha ahaato.Beryahan qoraalla masoo bandhigin.. Dadka qaar ayaa ila soo xiriiray meela kala duwan, wexeyna I weydiiyeen: Qoraaladii isdaba joogi jirey maxaad u joojisey! Miyaad gurtay? Mase waa gedootey? Mase waxa dhacayaa kuu cuntami waayey oo meel aad ka abbaartaad weli baadi goobeysaa? Mase feker dheer ayaad ku jirtaa oo waad u dhakaneysaa cabbaar?
Read more : Comments() : Jul 25, 2010
Carabta iyo af carabigu ma ajnabibaa? (qeybta 1aad) Sh Ahmed Cabdi Samad
Boosaaso:-Inkastoo ay horey u jireen dad ku hawlan in shacabka Soomaaliyeed la kala fogeeyo iyo in laga fogeeyo diintooda iyo dadkooda, haddana waxaa beryahaan soo xoogaysanaya dadka ka doodaya magacyada carbeed ee dadkeenu la baxaan ama ay u baxshaan goobaha iyo hay’adaha ay qadarinayaan.
Read more : Comments() : Jul 16, 2010
Maqaal: !! TACSI KU SOCOTA AQOONTII!! (Dr Abdullahi Spanish )
Waxa beryahan dhegahayga ku soo dhacayey oo mareegaha warbaahinta sheegta ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC) qaarkeed caadaysteen ama meel marinteeda isku hawleen in ay dadka qaar ku naaxiyaan ereyo ladhis ah.
Read more : Comments() : Jul 02, 2010
When SNM terrorist occupiers call their victims names
![]() |
NSUM :-The self-styled foreign minister of the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland, otherwise the NW region of Somalia, is a charlatan who distinguished himself only for his ludicrous utterances. Among his baseless but laughable mantra is his claim that Somaliland was recognised on independence by the United Nations
Read more : Comments() : Jun 23, 2010
Khalkhal Gelinta iyo Jahwareerka baahsan ee lagu hayo Guud ahaan shacabka Puntland gaar ahaana bulsha weynta SSC dibad iyo Guddaba yaa wada ujeedada kadanbaysaase maxay tahay.
In dhowaydba waxaa la raadinayey khalkhal iyo jaahwareer lagu abuuro dadka isu calool fayow ee ku dhaqan gobolka MN, kana soo jeeda beesha SSC. Burburkaa waxaa si dadban u waday dad lagu tuhun sanaa aqoon iyo garaad, inta badana ka fogaan jiray soo dhex galka bulshadooda, waayadan danbese ka dhamaan la makhaayaddaha fadhi ku dirirka ee magaaladda Minneapolis, MN.
Read more : Comments() : Jun 11, 2010
Garaad Ismaaciil Baaruud Tarabi iyo Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Madasha Shirka ee Buurawadal
Waxaa Shalay Gaadhay Madasha Shirka ee Buurawada Garaad Ismaaciil Baaruud Tarabi . Garaadka Beesha Samakaab Jaamac / Jaamac Siyaad.
Read more : Comments() : Mar 08, 2010
Madaxweyne Shariif oo Booqday Xeryaha Ciidamada DFKM ( Daawo Sawiro )
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta socdaal booqasho ah ugu tegay ciidamo ka tirsan DFKM oo fariisamo ku lahaa Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir
Read more : Comments() : Dec 01, 2009
Sayid Maxamed iyo Soomaalidii ka soo horjeeday keeba gardaraa?
Ingiriiska iyo Soomaalidii uu ku adeegan jirey ee uu dagaalka Sayidka u soo kaxaysatay waxay in badan ku eedeeyeen inuu wadaadku dhiigyacab ahaa oo aan sokeeye iyo shisheeye u kala soocnayn. Ilaa maantana waxaa la helayaa dad badan oo soomaali ah oo ay weli maskaxdooda ku dambayso raadkii dacaayadda shisheeyaha iyo wadaaddadii Soomaalida ahaa ee sida tooska ah Sayidka ula muransanaa.
Read more : Comments() : Nov 20, 2009
Soomaali miyaanay isir iyo arlaba wadaagin ? Sh Axmed Cabdi Samad
Boosaaso:-Waxaa jira sifooyin badan oo dadka mideeya ama ay isku kala xigsadaan, waxaana ugu caansan diinta, dhalashada afka, dalka, midabka, taariikhda iyo danaha. Dadka arrimahaas ka faallooda way isku khilaafsanyihiin kan ugu muhiimsan oo saldhigga u ah inta kale, waxayse isku raacsanyihiin in mar kasta oo ay bataan tilmaamaha laga midaysanyahay ay sii xoogaysanayso midnimada iyo xiriirku. Xarigga ugu adag ee ummadda muslimiinta isu haya waa diinta, xariggaas la’aan tiisna inta kale qiime weyn ma laha, haddii isaga laga miday sanyahay na inta kale waxay u sii kordhinaysaa xoog iyo midnimo.
Read more : Comments() : Nov 02, 2009
Soomaali Miyaanay Isir & Arlaba Wadaagin ?
Axmed C/samadRead more : Comments() : Oct 30, 2009
Somalia's leading export: its civil war

Nearly two decades on, Somalia's warring sides are globalizing their conflict and violence. Geoffrey York reports from a Somali suburb in Nairobi being overrun by extremists while moderates make appeals to diasporas in Canada and elsewhere
Read more : Comments() : Sep 19, 2009
The badlands of Somalia: the new front line

The West has repeatedly got Somalia wrong, and could once again be sleepwalking into another costly military misadventure, writes Nick Meo.
Read more : Comments() : Sep 17, 2009
The rise of Nugaal University and hope of new horizon Sool, Region‏
In fact the greatest object of raising the prophet is that the people should be made to observe day-to-day life of the prophet the reflection of the cognition of God that should find access to their own lives. If inner self of man is aglow with light of cognition of God everything in the external expression should also be bright (Islahi, 1982: 76).
Read more : Comments() : Sep 13, 2009
Maxaa ka khaldan barnaamijka dooda ee VOA?
Waxaan shaki lahayn in tan iyo markii uu bilowday dagaalka hirarka hawada ee labada idaacadood ee BBC-da iyo VOA in dhagaystayaal badani ay heleen kala doorasho ku aaddan xagga barnamijyada ka baxa labada idaacadood.
Read more : Comments() : Sep 12, 2009



Waraysi dheer oo dhinacyo baadan taabana oouu bixiyey Garaad Abshir Salaax







