index.php
index.php

News » Diinta

[ Lead page  | Categories  |  Archive ]

Sh Maxamed Cabdi Umal iyo culimo kale oo bayaan ka soo saaray heshiiskii Jabhada UWSLF la gashay dowladda Itoobiya

Nairobi:-Waxaa Shabakadda Wararka ee Halgan.net soo gaaray bayaan ay culimo dhowr ah ka soo saareen mowqifkooda rasmiga ah ama kan diiniga ah ee ku aadan heshiiskii ay Jabhada UWSLF  la gashay dowladda Itoobiya

Read more : Comments() : Aug 25, 2010

Muslimiinta Indonesia oo ogaadey Jihada Qibladu iney ka khaldaneyd

Muslimiinta Dalka Indonesia ayaa maanta oo Jimce ah ogaadey wixii ka horeeyay iney u tukan jireen Jiho Khaldan oon si toosa ugu beegneyn Kacbada, waxeyna arintan ku timid Fatwo Diiniya oo ka soo baxdey Hay’ada xaga Diinta ugu Sareysa Dalka.

Read more : Comments() : Jul 16, 2010

Arday Soomaaliyeed oo ka qalinjabisay Jaamacada Islaamiga ah ee Madiina Al-munawara.

3/06/2010 oo ku beegan Khamiistii la soo dhaafay ayaa Xaflad Sagootin ah Magaalada Madiina Al-munawara ee Sacuudiga loogu sameeyey 20 kamida Ardada Soomaaliyeed oo ka qalinjabisay kuliyadaha kaladuwan ee Jamaacada Islaamiga ah ee Magaalada Madiina( Sawiro ).

Read more : Comments() : Jun 08, 2010

DHAGARTII DHULKU DIIDAY ( Qisso Layaab leh) Q.1aad : !!!!!!!!!!

Burco:-Sida badan dhacdooyinka kala duwan ee dunida muslimka ka dhacaya casri kasta oo la joogo waxaa lagu xusuustaa kuwo kale oo dhigooda ah oo xiliyo hore muslimiinta soo maray , ha ahaato intii Nebigu (NNKH) noolaa amaba xiliyadii ka dambeeyay .
 

Read more : Comments() : May 11, 2010

Kulan Sanadeedkii Labaad ee Ducaadda Gobolka Western Cape Koonfur Afrika 2009/2010

Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 09/05/2010 lagu qabtay magaalada Cape Town Kulan sannadeedkii labaad 2009/2010 ee ducaadda iyo waxgaradka ku nool Gobolka Western Cape ee Waddanka K/Afrika, Kulankan waxaa soo qaban-qaabiyay Xafiiska dacwada ee Majlisa Albayaan Al-Islaami faraciisa(Wetern Cape), waxaana lagu qabtay Madarasada As-sunnah oo ku taalla xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Bellville, waxaana ka soo qayb galay dad badan.

Read more : Comments() : May 10, 2010

Halkan Ka Daawo Qisadan Cajiibka ah

 قصة عجيبة لشاب مؤثرة جدا


  • queue
    قصة عجيبة لشاب مؤثرة جدا220,061 viewslamrie3

 

Read more : Comments() : Apr 01, 2010

Sheikh Cabdilaahi Barbaraawi oo naqdiyey xusida mowliidka Nebiga.

Hargaysa: waxaa magaalada hargaysa ayaamahan ka socdey olole balaadhan oo lagu xusayey laguna waeyneynayey  dhalashadii Nebega (SCWS). Hadaba waxaa shalay jimcihii qodbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka soo jeediyey masjid ku yaala magaalada hargaysa Sheikh C/laahi barbaraawi.

Read more : Comments() : Feb 27, 2010

Xusuus Qorkayga -1 (Ceelka yaa ka cabaya ?) Shiikh Maxamed Idirs

Zambia:Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato, Bishii December 24keedi ilaa 4tii January 2010 waxaan Booqasho dacwa deed kusoo maray Dalka Zambia labada magaalo ee ugu caansan Lusaka iyo Ndola, Soomaaliduna ku badan tahay.

Read more : Comments() : Feb 05, 2010

Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doona Masjidka Shaafici ee Minneapolis

Minneapolis:-Waxaa lagu qaban doonaa Masaajidka Imaam Shaafici ee ku yaal magaalada Minneapolis Nadwo cilmiyeed loogu magac daray ''Badbaadadda umadda'' Waxaa la qaban doonaa maalmaha Sabtiga iyo Axadda ay taariikh duna ay tahay 01/16/2010 ilaa 01/17/2010.

Read more : Comments() : Jan 14, 2010

Sh Maxamed Idiris iyo Booqashadiisa Koonfur Afrika

Waxaa Ilaaheey Mahaddii ah in uu Sh. Maxamed Idiris uu ku yimid Safar Dacwadeed wadanka Koonfur Afrika, Sheekhu wuxuu wadanka soo gaaray 5/1/2010, isagoo ka yimid wadanka Zambia, intiinii la socotay warbixinadii hore ee aanu ka soo gudbinay, maqaalkan gaaban waxaanu ku eegi doonaa nashaadaadka ilaa iyo hadda uu fuliyay  sheekhu.

Read more : Comments() : Jan 13, 2010

Culimada Azhar oo Sh Al-qardawi ku taageeray Xarimida u dabaaldega Sanadka Cusub oo afka Qalaad Loogu Yeedho "Happy New Year "

Sheekh Yuusuf Al-qardawi Culimada Azhar ayaa Sheekh Yuusuf Al-qardawi ku taageeray, Fatwo Diiniya oo ku Xarimay u dabaaldega waxa loogu yeero Ciidda(Christmas) oo qaar ka mida Dadka Muslimiintu u dabaal degaan, dhamaadka sanadka Miiladiyada.

Read more : Comments() : Dec 28, 2009

Shiikh Maxamed Cabdu Umal oo xalay muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abuubakar ee Minneapolis

Minnesota:-Xalay waxaa ka dhacday Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Magaalada Minneapolis Muxaadaro uu khadka Video Conference uu ku jeediyey Sh Mohamed Cabdi Umal uisagoo ku sugan magaalada Nairobi, dadweyne aad u fara badan ayaa xalay soo buux dhaafiyey masjika Abuubakar Sadiiq si ay Shiikha u dhagaystaan.

Read more : Comments() : Dec 28, 2009

Qaar ka mid ah Culimada ugu waaweyn Soomaali oo Muxaadaraad ka jeedin doona Masjidka Abubakar Sadiiq

Minnesota:-Waxaa dhamaan la Ogeysiinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan  Gobolka Minnesota iyo kuwa dunida kale ku nool in Masjidka Abubakar Sadiiq ay Muxaadaraad Towjiih ah iyo Dardaarano ka jeedin doonaa culimo Soomaaliyeed oo aad loogu yaqaan kaalintii ay dacwada Soomaaliya ka soo qaateen, culimada ayaa la hadli doonaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed.
 

Read more : Comments() : Dec 23, 2009

Islaamka oo dhex xulay Safka Ciyaartoyda Yurub.

Warbixino Warbaahinta Sacuudigu baahisay ayaa lagu sheegay tiro ka mida ciyaartoyda Dalka Faransiisku inay dhowr jeer booqasho ku tageen Magaalada barakeysan ee Makka si ay u Cumreystaan, ka dib markii Diinta Islaamka ay ku qanceen oo qaateen.

Read more : Comments() : Dec 19, 2009

Siminaar loo qabtay dad diinta Islaamka qaatay oo ka dhacay Johannesburg


  Ururka AL-Bayaan ee qaabilsan dacwada diinta Islaamka ayaa xaruntiisa Johannesburg ku qabtay siminaar galin socdey oo loo qabtay dad dhawaan diinta qaatay, waxaana looga doodey doorka laga qaadan karo faafinta diinta.

Read more : Comments() : Nov 03, 2009

Idaacad ku hadlaysa 8 luuqadood oo loo sameyay Xujeyda

Maanta oo Talaada ah Waxaa 06:00 Aroornimo si toos ah Hawadda loo galiyay Idaacad ku hadlaysa 8 luuqadood oo kala duwan oo loogu talo galay in lagu Wacyigaliyo Xujeyda Gudanaysa Xajka.

Read more : Comments() : Nov 03, 2009

Qisadii Nebi Muuse & Khader Qabybtii 3aad " Sheekh Axmed C/Samad

Qaybihii 1aad iyo 2aad ee qormadaan waxaan ku soo bandhignay qisadii nabi Khadir iyo nabi Muuse oo la turjumay, ahmiyadda gaar ahaaneed ee qisaani leedahay iyo qeyb ka mid ah faa’iidooyinka qisada gaar ahaan faa’iidooy inka Alle weyne ka hadlaya iyo kuwa cilmiga ku saabsan. Qeybta seddexaadna waxaan ku soo qaadaynaa faa’iidooyinka ka hadlaya aadaabta saaxiibtinimada iyo faa’iidooyinka kale ee caamka ah.

Read more : Comments() : Nov 03, 2009

Sh.Maxamed Rashaad oo dhalinyarada Soomaaliyeed ee kunool Helsinki siiyay muxaadarad qiimo badan.(Daawo Sawirada)


Iyadoo ay wali socoto booqashadii dacwiga ahayd ee uu SH.Maxamed Rashaad ku joogay Finland, ayaa maalmaahan waxaa uu shekhuu booqanayay dhamaanba mowlacyada yar-yar ee ku yaala xaafadaha ay ka kooban tahay Caasimada Finland..

Read more : Comments() : Nov 01, 2009

Nawadii Ka Socotay Masjid Jaamica Boorama oo Caawa Lasoo GabaGabeeyey


Boorama:Waxaa caawa si rasmi ah lagu soo gabgabeeyey Masjid jaamicii hore ee magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal Nadwo cilmiyeed diin ah oo bilaabatay 26/10/09 ,Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa si weyn uga soo qayb galay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Boorame

Read more : Comments() : Oct 29, 2009

Muxaadaraadkii Ugu Dambeeyey oo Ka Baxa Nadwada Boorama

 

Akhristayaasha waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qoraalo kooban oo ku saabsan labo Muxaadaro oo ka baxey Nadwo ka socota Masjidka Jaamaca Qadiimka ee Magaalada Boorama, waxaana kala jeediyay Sh Cilmi Ismaaciil Maxamed iyo Sh Xasan Khery Dirir.

Read more : Comments() : Oct 28, 2009

Qisadii Nebi Muuse & Khadir Qaybtii Labaad " Sh. Axmed Cabdi Samad

Boosaaso:-Qaybtii koowaad ee qormadaan waxaan ku soo bandhignay qisadii nabi Khadir iyo nabi Muuse oo aynu af soomaali ku tarjumnay.

Read more : Comments() : Oct 21, 2009

Sh.Maxamed Idiris " Sh. C/Qaadir Sifooyinkii Ugu Waaweynaa ee aan Ku bartay Waxaa Kamid Ahaa Laab Xaadhnaan

Sheekh Maxamed IdriisShabakadda Warbaahinta ee Dhanbaal news waxay idiin soo gudbinaysaa faala kooban oo uu ka diyaariyay Sheekh Maxamed Idriis Saaxiibkiis Sheekh Cabdulqadir Allaha u naxariistee oo ay aad isugu dhowaayeen, sidoo kalana ka mid ahaa dadkii ugu danbeeyay ee ay is arkaan ayaamihii ugu dambeeyey Noloshiisa.

Read more : Comments() : Oct 20, 2009

muxaadaro :xaquuqda labada is qaba

halkan riix

Read more : Comments() : Sep 14, 2009

tafsiir sheikh cumar faaruuq

halkan riix

Read more : Comments() : Sep 14, 2009

tafsiirka quraanka kariima

halkan riix

Read more : Comments() : Sep 12, 2009

youtube


Caano shubkii Garaad Ismaaciil
 

 

 

CUQAAL JS

Wararka Dalka

Who is online

6 anonymous users and 0 registered users online.

You are an unregistered user or have not logged in. You can register here.