index.php
index.php

News » Gobolka

[ Lead page  | Categories  |  Archive ]

Dowladaha Ethiopia iyo Kenya oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya

Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa ka wada hadlay arimaha dalka Soomaaliya kulan ay magaalada Nairobi ku wada yeesheen madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayey ku lafa gureen xaaladaha amni ee  dalka Soomaaliya.

Read more : Comments() : Apr 25, 2013

Xukuumadda dalka Jabuuti oo Xabsiga dhigtay Hoggaamiyaha Isbahaysiga MRD oo ka mid ah Mucaaradka Jabuuti

  Xukuumadda Jabuuti ayaa xabsiga dhigtay hoggaamiyaha isbahaysiga MRD ee dalka dalkaas, kaddib markii lagu eedeeyay inuu dowladda Eritrea ka dalbaday inay xoog ku gasho dalka Jabuuti si xukuumadda Geelle loo rido.

Read more : Comments() : Feb 07, 2013

somaliland oo maxaabiis lagaga qabsaday Dagaal ka dhacay Degmada Taleex

Dagaal saacado kooban socday ayaa saaka aroornimadii dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntland iyo saraakiil ka soo jeedda Somaliland ,kuwaasi oo booqasho ku soo gaari lahaa degmada Taleex ee gobolka Sool ,iyadoo dagaalkaasi uu ahaa mid gaystay khasaarooyin kala duwan.
 

Read more : Comments() : Aug 10, 2011

Maxkamada Gobolka Sool iyo tan Degmada oo dib loo furay ka dib Lix bilood u xidhnaayeen amaan daro

Maxkamadaha degmada iyo Gobolka Sool ayaa dib u hawl-galay, ka dib markii lix bilood ka hor la xidhay, wakhtigaas oo dilal qorshaysan lagu dilay Guddoomiyihii iyo Guddoomiye-xigeenkii Maxkamadda Gobolkaas.

Read more : Comments() : Aug 09, 2011

Saxafiyiinta Gobolka Sool oo cabudhin iyo maamulka Somaliland ku hayo

Ciidamada mamulka Somaliland ee Gobolka Sool ayaa xabsiga dhigay laba wariye oo katirsanaa saxafiyiinta magalada Laascaanood. Labada wariye ayaa ladhigay xabsiga dhexe ee magalada Laascaanood

Read more : Comments() : Apr 30, 2011

war degdega :Taliyaha ciidanka taraafikada Somaliland ee Gobolka Sool Oo weerar Lagu Qaaday

Taliyihii ciidanka taraafikada Somaliland ee Gobolka Sool Aadan Axmed Yaasiin ayaa lagu weeraray hoyga uu kadaganyahay Magalada Laascaanood goor gaaban oo galabnimadkiiya.

Weerarka laguqaaday taliyaha taraafikada gobolka sool ayaan noqon mid dhimasho ugaystay taliyaha laakiin wuxuu qabaa dhaawac culus oo ilaahada wuxuu kujiraa xaalad adag oo usababi karta geeri.

Read more : Comments() : Apr 30, 2011

Wararkii ugu dambeeyay ee rabshadaha ka dhacay Masjidka Jamie ee Magaalada Nairobi (DAAWO SAWIRRO)

Jimco, January 15, 2010(HOL): Rabashadahan oo gacan ka hadal watay isla markaana dhacay maanta Salaaddii Jimcaha kaddib ayaa wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray waxay sheegayaan in dhimasho iyo dhaawac faro badan ay jirto, iyadoo dhimashada ay ku dhowdahay toban ruux, halka dhaawacuna uu tiro badan yahay

Read more : Comments() : Jan 15, 2010

Horumarka ka Socda Gobolka Cayn oo Sii kordhaya Hoteladda Waawayn Oo Ku soo Badanaya Buuhoodle.

Kobaca horumarka iyo dhismayaasha oo marba marka ka danbaysa kor u sii kacaya ayaa waxaa mudooyinkan danbe magaalada Buuhoodle ku soo badanaya dhismayaasha huteelada hurdada ee waawayn.

Read more : Comments() : Jan 03, 2010

Garaadadii SSC ee ku sugnaa Nairobi oo maanta u dhoofay UAE

Sadexda Garaad  ee kala, Garaad Jaamac  Garaad Cali , Garaad Abshir Salaax Maxamed iyo Garaad Cali Buraale Xasan oo mudo ku sugnaa Magaalada Nairobi oo shirweynii Horseed ee  Beesha SSC u fadhiyey halkaa  ayaa waxay maanta gelinkii danbe ka dhoofeen gigida Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta International Airport.  

Read more : Comments() : Nov 06, 2009

Laascaanood Oo Weli Bandow ah, Daawo Sawiradii Qaraxa ka dib

Lasanod:(dhanbaal)-Magaalaga Laascaanood ayaa wali waxaa saran bandow xagga gaadiidka isu socodkiisa ah, iyada oo ay ku xanban yihiin kantaroolada magaalada laga soo galo gaadiid aad u badan oo sida badeecado kala duwan

Read more : Comments() : Nov 02, 2009

Ururka darwiish youth organization ssc ee xagardheere beesha ssc oo loodoortay gudoomiye, kuxigeen iyo xubna kale

Ururka dhalinyarada reer SSC ee xagar-dheer ayaa kulankoodii ugu dambeeyey lagusoo bandhigay dhammaan xubnaha katirsan ururka ee xilka loo dhiibay.Shirkan oo kadhacay Hagafe hotel ee xagar-dheer ayaa waxaa lagaga hadlay arrimo dhowr ah oo khuseeya danta guud ee reer SSC.
shirka ayaa waxa uu ku furmay jawi aad u wanaagsan kaas oo dhammaan kasoo qaybgalayaashu ay aad ugu maqsuudeen..
ugu horayntii waxaa aayadaha quraanka kariimka ah kasoo jeediyey
Sheekh C/qani C/casiis C/raxmaan

Read more : Comments() : Nov 01, 2009

Baaq ay soo saareen aqoon yahano u dhashay SSC oo ku sugan garoowe

Baaqan oo ah mid lagu taageerayo hogaanka cusub ee SSC iyo ururka NSUM kaalintii wax ku oolka ahayd ee uu ka qaatay shirka horeseed ee beeshu ku qabsatay Nairobi. baaqan oo ay soo saareen aqoonyahano iyo waxgarad u dhashay SSC wuxuu u qoraa sidan

Read more : Comments() : Oct 20, 2009

Garaadadii oo ansixiyey Go'aankii shirka iyo madaxdii Hogaanka

Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo xalay lagu qabtay qasriga ay sedexda Garaad ka degan yihiin magaalada Nairobi. Xafladaas oo ay ka soo qayb galeen Gudiga jaaliyada East africa, ururka NSUM,aqoonyahano ka mida ergooyinkii shirka ka qayb galay iyo madaxdii hogaanka cusub.

Read more : Comments() : Oct 13, 2009

Gacan ku dhiiglihii oo la qisaasay

                   Waqtigii ay burburtay dawladii dhexe ee soomaliya waa markii u horeysay ee gacan ku dhiigle lagu qisaaso magaalada Laascaanood mudo aad fog ka hor. waxaa saaka magaalada Laascaanood lagu qisaasay gacan ku dhiigle Ahmed Mohamed cawaale oo sanad ka hor aabihii dilay.

 

Read more : Comments() : Oct 10, 2009

Kismaanyo oo gacan ku haynteedi ay la wareegtay inta badan Alshabaab

Dagaal mudo dheer socday  oo gaystay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ay isaga horyimaadeen labada urur diimeed ee Alshabaab iyo xisbul islaam ee magaalada Kismaanyo ayaa waxaa hada gacanta ku haya magaalada inteeda badan Xarakada Alshabaab.

Read more : Comments() : Oct 01, 2009

Qiimaha alaabta,cuntada iyo xoolaha suuqa Laascaanood

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sicirka alaabta, raashinka iyo xooluhu suuqa laascaanod ka joogaan. Sicirka alaabta ee magaalada laascaanood waa kuwo maalin kasta is bedela oo ku xidhan halka uu maalinta dollarku marayo.

Read more : Comments() : Sep 29, 2009

Gudiga Nairobi iyo ururka NSUM oo baaq soo wada saaray

Ururka NSUM iyo gudiga Nairobi ayaa saaka baaq wada jira soo wada saaray oo ay ku muujinayaan inaan wax khilaafi jirin isla markaana ay danta dalka iyo dadkaba meel uga soo wada jeedaan.

Read more : Comments() : Sep 27, 2009

Madaxweynaha Puntland oo ka soo gaaray Garoowe

Galabta ayaa Waxaa Soo Gaadhay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Wefti uu hugaaminaayo Madaxweynaha Puntland Oo ka Soo Kictimay Magaaladda Galkacayo ee Xaruunta Gobolka Mudug Oo ay Mudooyinkaan ku suganaayee.

Madaxweynaha Iyo Weftigiisa ayaa Waxay ka Soo amba baxeen Magaaladaasi Galkacayo Subaxnimaddi Horre ee Saaka iyagoona Soo Maray Meelo badan Oo ah Tuulooyinka u Dhexeeya Magaalooyinka Garoowe iyo Galkacayo Halkaasi Oo lagu Soo Dhoweyey Madaxweynaha iyo Madaxdii Kale ee La Socotay.

Read more : Comments() : Sep 11, 2009

youtube


Caano shubkii Garaad Ismaaciil
 

Wararka Dalka