Saacad kadib markii ay Culmadi ka soo safartay magaalada Jigjiga ayay ahayd markii ay gaadeen magaalada Godey ee Gobolka Godey.
Saacad kadib markii ay Culmadi ka soo safartay magaalada Jigjiga ayay ahayd markii ay gaadeen magaalada Godey ee Gobolka Godey.
Read more : Comments() : Aug 23, 2010
Sudan:-Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo booqasho ku jooga waddanka Sudan ayaa la kulmay Madaxweynaha Sudan Cumar al-Bashiir sida laga soo xigtay Raadiyaha dowladda Sudan.
Read more : Comments() : Aug 17, 2010
NSUM:-Dhamaan dadweynaha SSC waxaa la ogeysiinayaa in Ururka NSUM qabanayo shir teleconference ah. Waxaa shirka la qaban doonaa hadii Allaha awooda lihi ogolaado maalinta axada ee taariikhdu tahay August, 15 2010. Shirkaasoo ujeedadiisu tahay war bixin iyo wada tashi. Numberka waxaad kala xidhiidhi kartaan chapters ka gobolada.Read more : Comments() : Aug 13, 2010
Chicago:Ciidanka sirdoonka ee Mareykanka loona yaqaan FBI ayaa waxaa ay qabteen wiil soomaali ah oo ay ku eedeeyeen in uu xiriir la leeyahay xarakad Al-shabaab ee dagaalka kula jirta DFKM iyo ciidanka AMISOM
Read more : Comments() : Aug 05, 2010
Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Jigjiga ayaa lagu qabtay Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayay Heshiiska ay wada gaadheen Dowladda Itoobiya iyo Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaaligalbeed (UWSLF)waxaana Xafladaa qaban qaabadeeda lahaa ganacsataha ku dhaqan Magaalada Jigjiga.
Read more : Comments() : Aug 04, 2010
Waxaa Lagu wargelinayaa Dhamaan Bulshada SSC Meelkastoo ay Joogaanba inay ka soo qaybqalaan shirkan oo Muhiim ah Lagagana Hadli Doono Waxyaabo badan oo Khuseeya Deegaanka SSC, Halka uu Marayo Kacdoonkii Shacabku, Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyey ee Ka Dhaca Deegaanka SSC. Shirkan Waxaa Kasoo Qaybgeli Doona Xubno Muhiima oo Dhulkii Laga Soo Xidhayo Waxaana Ka Mida:-
Read more : Comments() : Jul 31, 2010
Addis Ababa:-Hotelka Caalamiga ah ee Ghion ee Magalada Addis Ababa waxaa maanta si rasmi ah loogu soo gaba gabeeyay Shirkii saxiixa heshiiskii ay wada gaadheen Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaaligalbeed(UWSLF) iyo Dowladda Itoobiya waxaana madashar shirkaa soo xaadiray Marti sharaf ka kala socotay Beesha Caalamka,Midowga Afrika ,Midowga Yurub ,Urur Goboleedka IGAD,qaar ka mid ah Safaaradaha ku yaala Addis Ababa oo ay ka mid ahayd Safaaradda Dalka Sudan ee Itoobiya.
Read more : Comments() : Jul 30, 2010
The Northern Somalia Unionist Movement (NSUM) and the people of the regions of Sool, Sanag and Cayn (SSC) wholeheartedly welcome Ahmed Mohamed Mohamoud (Sililaanyo)'s call for peace in the SSC regionsRead more : Comments() : Jul 29, 2010
Dhamaan bulshada reer SSC ee OHIO degan waxaanu ku wargelinaynaa in shirka ay ka soo qayb geli doonaan madaxda sar sare ee Ururka NSUM, oo ka kala imaanya Switzerland , Sweden , Spain iyo gobolada North AmericaRead more : Comments() : Jul 22, 2010
Shir weynihii labaad ee ururka NSUM ee lagu qabtay magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota, ee dalka maraykanka, maalmihii Sabtida iyo Axada ee bishu ahayd 17 & 18.
Read more : Comments() : Jul 20, 2010
Minneapolis; Shir weynihii ururka NSUM ayaa maant ka furmay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota , Shirkan ayaa wuxuu ku Furmay Jawi aad u qurux badan, oo si heersare ah loo soo agaasimay.
Read more : Comments() : Jul 18, 2010
Nairobi:-In ka badan boqol qof oo Soomali ah ayey booliska Kenya ku xireen caasimada Nairobi, howgal ay boolisku ka fuliyeen xaafada Easleigh ee Somaalidu ku bandantahay.
Read more : Comments() : Jul 16, 2010
SAADO CALI WARSAME ayaa waxay ka mid tahay Guest of Speakerska ka hadli doona shirka NSUM ee ka furmaya Sabtida magaalada minneapolis haddii alle idmo iyadoo soo bandhigi doonta baraarujin guud ahaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan bulshada SSC.
Read more : Comments() : Jul 15, 2010
Ugandan police has assured the Somali community in Uganda of security following fear that they may face retaliatory attacks after a Somali militant group claimed responsibility of the bomb attacks here that killed 76 people.
Read more : Comments() : Jul 14, 2010
KABUL, Afghanistan – American forces suffered a deadly 24 hours in Afghanistan, with eight troops killed in attacks including an audacious Taliban raid on a police compound in the key southern city of Kandahar, officials said Wednesday.
Read more : Comments() : Jul 14, 2010
Dhamaan bulshada SSC waxaan ku wergelineynaa in shirka ururka NSUM ee ka dhici doona wadanka Mareykanka gobolka Minnesota magaldiisa Minneapolis lagu qaban doono haddii Alla idmo meesha loo yaqaan International Institute of Minnesota. Shirkaas oo ah shir eebe idinkiis qabsoomi doona maalinta sabtida eeay tahay bishan July, 17/2010, shirkan Sabtidu wuxuu ku koobnaan doona dadka ku abtirsada gobolada SSC oo kaliya.
Read more : Comments() : Jul 13, 2010
Kampala, Uganda – As
Uganda struggles to come to terms with the Uganda bombings that claimed the lives of 76 people watching the World Cup final Sunday, the roughly 10,000 Somalis living in the country are growing increasingly concerned that they could face a backlash from the local population – and from authorities – after Somalia's Al Qaeda-linked Islamist group Al Shabab claimed responsibility for the slaughter.
Read more : Comments() : Jul 13, 2010
Kampala:-War uu xalay na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee ku sugan dalka Ugandha ayaa sheegaya in laba qarax oo kala duwan ay ka dhaceen magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.
Read more : Comments() : Jul 12, 2010
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada SSC meel ay joogaanba ay ka soo qayb galaan shir khadka telefoonka ( Teleconference ) kaasoo dhici doona maalinta axada ee bishu tahay 11 July 2010. gudiga qabanqaabada ee shirkan waxay kaloo war gelinaysaa bulshada SSC in ay dhacday cilad farsamo oo ku dhacday shirkii la filayey inuu qabsoomo sabtida, raaligelin ayeyna ka bixinayaan gudigu, waanuna ka feejignaan doonaa inaanay dhicin wixii dhacay shalay.
Read more : Comments() : Jul 11, 2010
Read more : Comments() : Jul 01, 2010
2010-06-28
PRESS RELEASE:- The over - hyped presidential election in the one-clan based secessionist enclave calling itself Somaliland, otherwise the NW region of Somalia, is more than a race for the post among the competing candidates. It is above all a well-organised show to con the international community for recognition
Read more : Comments() : Jun 28, 2010
Ramzi Canoon proudly holds up his adorable 13-month-old son Joseph whom he met for the first time six weeks ago.
Read more : Comments() : Jun 21, 2010
![]() |
PRESS RELEASE,(NSUM)- Following the collapse of the central government of Somalia in 1991 and in the wake of lacking any credible government or effective adminstartion in any part of Somalia since 1991,
Read more : Comments() : Jun 21, 2010
NSUM: Shir Khadka telefoonka oo ay Soo qabaqaabiyeen Ururk NSUM ayaa Sabtidii Waxaa Diirada Lagu Saaray arimo Farabadan oo Ku Saabsan Deegaanad SSC ,
Read more : Comments() : Jun 21, 2010
Minneapolis:-Waxaa farxad u ah Xarunta Abuubakar As-Saddique Islamic Center inay idiin soo gudbiso Mutamarkii 10-aad ee sanadlaha ahaa, Abuubakar wuxuu idinku bishaaraynayaa sanadkan in Mutamarka la balaariyey,laguna daray qayb to siyaado ah.
Read more : Comments() : Jun 18, 2010