index.php
index.php

News

[ Lead page  | Categories  |  Archive ]

Garaad Ismaaciil Baaruud Tarabi iyo Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Madasha Shirka ee Buurawadal

Waxaa Shalay Gaadhay Madasha Shirka ee Buurawada Garaad Ismaaciil Baaruud Tarabi .  Garaadka Beesha Samakaab Jaamac / Jaamac Siyaad.

Garaadka ayaa intii aanu u ambabixin Buurawada shirar kala Duwan La Qaatay Beesha , shirarkaas oo ay Kaga wadaxaajoonayeen Sidii loo soo Magacaabi lahaa

xubintiii Kaga Soo Hagaagtay khusuusida, halkaana uu Garaadku Ku ansixiyey ninkii ay beeshu isku raacday,

Waxaa garaadk Socdaalkiisa ku weheliyey Caaqilka Beesh Caydiid Warsame Gangoome, iyo Wax garad Kale oo Beesha ka Mida.

 

dhanbaalnews@yahoo.com

 

 

 

youtube


Caano shubkii Garaad Ismaaciil
 

 

 

CUQAAL JS

Wararkii u dambeeyey

Who is online

7 anonymous users and 0 registered users online.

You are an unregistered user or have not logged in. You can register here.