index.php
index.php

News

[ Categories  |  Archive ]

Muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamuud Shible oo uu kaga hadlayo manhajka Salafka Dhagayso

Manhajka Salafka ee Nusuusta Waciidka Sheekh Maxamuud Shible Muxaadaradii 2aad(Dhageyso)

 

 

Read more : Comments() : May 18, 2012

War Degdega: Sarkaal sare oo u qaabilsanaa maamulka siiraanyo wadooyinka ayaa ku soo biiray Maamulka Khaatumo State

Cabdilahi-Askar-Axmed1

Buuhoodle:- Sarkaal magaciisa layidhaado Cabdilaahi Askar Axmed oo kasoo jeeda Khaatumo state mudana u shaqynayey jabhada marin habowsan ee maamulka siiraanyo

Read more : Comments() : May 15, 2012

Ceelka Shabeel1 ee Dooxada Dharoor oo shidaal laga hellay

 

War-saxaafadeed uu soo saaray agaasimaha  shirkada lagu magacaabo Australian Securities Exchange Limited ayaa waxaa uu cadeeyey in uu ku faraxsan yahay in uu sheego in  shirkada

Read more : Comments() : May 14, 2012

Maamul Goboleedka Puntland oo diiday dastuurka qabyo qoraalka ee DFKM (Warsaxaafadeed)

 

Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole  ayaa waxaa lagu diiday Dastuurka qabyo qoraalka ee DFKM waxaana warsaxaafadeedka uu si cad u qeexay mowqifka Maamulka Puntland ee ku aadan in dalka uu yeesho dowlad dhexe.

Read more : Comments() : May 11, 2012

GABAY NABAD DOON AH OO MAQAL AH BY KAYD M. CABDDLA HOOS KA DHEGAYSO

Read more : Comments() : May 09, 2012

Jaban oo Kuwareejisay Gawaari iyo Qalab Kala Duwan Ciidanaka Booliska DFKM(Warsaxaafadeed)

Muqdisho:-Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka lagu qaado ah iyo jaakadaha laga xirto xabadda ( Bullet Proof Jackets ) iyo koofiyadaha aan xabadu karin.

Read more : Comments() : May 07, 2012

khudbada sh umal ee maanta jumcaha Masjid Abuubakarsadiiq- kenya -- Video

Sheek Maxamad Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Waaweyn ee aadka Caanka u ah ayaa maanta waxaa uu ka hadlay Dastuurka Cusub ee Dalka Soomaaliya ee dhawaan la filayo in lagu ansixiyo Magaalada Muqdisho.

Video khudbada jumcaha Dastuurka somaaliya by sh umal iyo khudbada o Qoran

Read more : Comments() : May 06, 2012

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada

Warsaxaafadeed uu qabtay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo uu kula kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada. Muqdisho, May,03, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda, sida Ururada ,Xubno ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, iyo dhalinyaradda.

Read more : Comments() : May 03, 2012

BEESHA HAYAAG OO KALSOONIDII KALA NOQOTAY B/CABDILAAHI DABAGOOYE

Beesha hayaag ayaa shir ay isugu yimaadeen oo ka dhacay dalka iyo dibadaba kalsoonidii isim ahaan kala noqotay B/Cabdilaahi dabagooye, maanta oo ay bishu tahay April 27 20122, qoraal ay saxaafada soo gaadhsiiyeen ayaa sidan u qoraa:-

Read more : Comments() : Apr 27, 2012

VIDEO: MadaxWeyne IndhoSheel oo Booqday Goobaha Taariikhiga Ah ee Caasimada Taleex


 

Read more : Comments() : Apr 26, 2012

Dhalinyarada Beesha Xuseen Siciid “Hayaag” Oo Shirjaaid Kuqabtay Magaalada Buuhoodle Siwayna Uga Soo Horjeestay Boqor Dabagooye Kuna baaqay Talo deg deg ah {Dhagayso}

Waxaa maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada buuhoodle dhalinyarada Kasoo jeeda Beesha Xuseen Siciid “Hayaag” waxayna siwayn uga soo horjeesteen ka qayb galka boqor cabdilaaahi dabagooye ee Ansixinta dastuurka Maamulka Faroole.

Read more : Comments() : Apr 26, 2012

New Dhibaatooyinka Kubada (sports) Sh. Maxamed Cabdi Umal daawo Video

Read more : Comments() : Apr 26, 2012

Saudi boy, 4, 'kills father over PlayStation'

An angry four-year-old Saudi boy shot and killed his father for refusing to buy him a PlayStation, Saudi media reported on Monday.

Read more : Comments() : Apr 23, 2012

Raxmaadkii Gu,ga oo ka da,ay inta badan deegaanada Khaatumo State

Laascaanood:- Roobab waaweyn oo lagu diirsaday wax khasaare ahna aan geysan ayaa da, ay deeganada Khaatuma State , roobabkan ayaa si fiican u biyo dhigay buuxiyeyna baliyada iyo durdurada waaweyn ee ku yaala deegaanadan

Read more : Comments() : Apr 22, 2012

Shir ay beesha Habaryoonis yeesheen oo ay kaga hadleen sidii loola dhaqmay Cabdiraxmaan Cabdulqaadir

Daawo Beesha Habar yoonis ku dhaaratay inay Cabdiraxman Cabduqadir ugu aargudayaan Siilaanyo ,Muuse Biixi iyo Ina kaahin 23.04.12 Riix

Read more : Comments() : Apr 22, 2012

Khubadi Jimacaha 20/4/2012 Fadliga Jimcaha halkan ka daawo

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo khudbadii maanta ka hadlay Fadliga salaada Jimcaha

Read more : Comments() : Apr 21, 2012

KHUDBO FARIIN KU WAJAHAN DHALINYRADA UMMADA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH

 

Read more : Comments() : Apr 21, 2012

Maamulka Soomaaliland oo diiday inuu wada hadal lagalo Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aanay wax wada hadal ah la gali doonin Soomaaliya, iyada oo qoonsatay xubnaha guddiga dowladda KMG ah ay u soo magacawday wada hadalka, oo ay sheegeen inay ku jiraan laba xubnood oo ka yimid maamul goboleedka Puntland.

Read more : Comments() : Apr 19, 2012

Dastuurkii Puntland oo la ansixiyay

Hoolka Baarlamanka Puntland ee Magaalada Garoowe waxaa ka socota Xaflad balaaran oo lagu ansixinayo Dastuurka Cusub ee Dowlada Puntland.

Read more : Comments() : Apr 18, 2012

Qarax khasaare Nafeed geystay oo ka dhacay Afka hore ee Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam ku qarxay afka hore ee isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, iyadoo mid ka mid ah dadka ku dhaawacmay bamkan uu ahaa ruuxii watay bamka.

Read more : Comments() : Apr 18, 2012

Page 1 / 75 (1 - 20 of 1481 Total) Next Page Last Page

youtube


Caano shubkii Garaad Ismaaciil